DEG DEG:-Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Soomaliya oo Iscasilay

0
93

 Wasiirkii gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa xilkii iska casishay sida ay xaqiijisay.

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo icasilaadda wasiirka ayaa loo sababeeyay musuq-maasuq lagu sameeyay gargaarkii loogu talagalay dadkii ku dhamaaday qaraxii 14-kii bishii hore ka dhacay Ex Isgoyskii Zoobe ee Magaaladda Muqdisho.

Waa Mas’uulkii Labaad ee shaqada ka tagay Xukuumadd Raisulwasaare Xasan Cali Kheyre kadib icasiladii wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaliya C/rashiid C/laahi Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here