Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Wajiga Labaad Ee Shirka Amniga Qaranka+SAWIRRO

0
1

Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa giordhow si rasmi ah u daahfuray shirka amniga qaranka iyo arimaha soimaaliya looga hadlayo oo wajigiisii labaad uu ka dhacayo magaalada muqdisho ee caasimadda dalka.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda maamul goboleedyada dalka kajira iyo xubno ka socda beesha caaalamka.

Waxaa inta uu socdo shirkaan lagu gorfeyn doona arimaha soomaaliya iyadoona dowladu ay soo bandhigi doonto waxyaabihii u qabsoomay ee looga hadlay wajigii koobaad ee shirkaan oo ka dhacay Londan.

HALKAAN HOOSE KA EEG SAWIRRADA.
src=”http://www.booqasho.com/wp-content/uploads/2017/12/24726310_814967678675415_1434441882_o-560×420-300×225.jpg” alt=”” width=”300″ height=”225″ class=”alignno
ne size-medium wp-image-7970″ />

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here