Kooxda Al-shabaab oo Soo Bandhigtay Khasaaraha Weerarkii Deegaanka Buula Guduud+Sawirro

0
287

Mu’asasada Alkata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-shabaab ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Video-ga oo ladaawan karo muddo 18 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa ciidamada Al-shabaab oo dagaallo culus tuulada Buula Guduud kula gelaya Ciiamada jubba-land.

Filimka ayaa lagusoo bandhigayaa shaqsigii fuliyay weerarka naf-hurnimo oo lagu magacaabi jiray Cabdi Caziiz Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here