DEG DEG:-Dagaal Ka Socda Xaafada Xoosh Ee Degmada Dharkenley&Qasaaro Ka Dhashtey

0
719

War Goordhow naga soo gaaray degmada Dharkenley ee Gobolkan banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in qeybo ka mid ah degmadaas uu haatan dagaal ka socdo.

Dagaalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socdaa Xaafada Xoosh, waxaana dadka degaanka ay sheegen in uu u dhaxeeyo Ciidamada xasilinta iyo ciidamo Booliis ah oo ku sugan Xaafada xoosh.

 

Wixii ku soo kordha kala socda Booqasho.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here