Akhriso:-Xildhibaanadii Xilkii Ka Qaaday Xaaf oo Soo Bandhigay Jadwalka Doorashada

0
177

Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug ee dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa maanta soo bandhigay jadwalka doorashada iyo xubnaha isku soo sharaxi kara xilka madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Jadwalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here