Dukumintiyo Sir ah:-Al-shabaab Dadkii ay Dileen iyo kuwa u Qorshaysan

0
188

Muqdisho(Gundhig)-Sida ay xaqiijiyeen saraakiil Sirdoon ah Saldhig ay ku lahaayeen Kooxda Alshabaab Duleedka magaaladda Muqdisho oo lagu duqeeyay Cali Jabal ayaa laga helay Dukumintiyo muujinaya Dadka ay dileen, iyo kuwo u qorshaysaa inay dileen.

Sidoo kale Dukumintigan la helay ayaa waxaa ku qoran Saraakiil Ciidan iyo Wariyayaal, waxaana qaarkood adag in la aqoonsado Magacyadda ku qoran maadaama ay waqti hore ahaayeen oo ay jeex jeexmeen.

Waqti hore dileen, iyadoona Dadka ay dileen ay Qalin kula hor qoreen Erayo ay ka mid yihiin waa la dilay, Xaqaa laga oofiyay, iyo Calaamad Sixitaan ah, halka dadka ay dhaawaceena ay saareen Astaamo ay ku qoran yihiin Sixitaan, Waxaa sidoo kale Dadka qaarkiis ku qoran inay iskood u dhinteen.

Liiska Saraakiisha

Gen Maxamad Cabdi Maxamad

Gen Yuusuf Axmad Sareenle

Col Maxamuud Cabdinuur Bataar

Col Amiin Siid Axmad

Dhamme Maxamad Aadan

Col C/laahi Maxamad Warsame Neero

Col Ismaaciil Xaaji Cismaan

Col Axmad Ugaas Foodeey

Liiska Wariyayaasha

Daahir Cabdulle Calasow

Axmad Cabdisalaan Aadan

Mahad Axmad Cilmi

C/xakiin Cumar Jimcaale

Bashiir Nuur Geedi

Falastiin Axmad Xaaji

Farxiyo Cali Qaajo

C/casiis Maxamuud Guuleed

Cismaan Xasan Wehliye-Xasan Bariise.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here