Xog:- Culus Madaxweynihii hore Galmudug iyo Xaaskiisa Arin lala Yaab k Dhigay Goob loo Dalxiiso

0
553

Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xussen Guuleed oo Garbka heysta Saaxibadiisa ayaa ka soo Muuqday Shaashadaha Baraha Bulshada ay ku wada Xariirto ee (Social Media) Asaga oo Dhoola Cadaynaya oo wata Suweel Jeemis ah islamarkaan u Muuqday u Muuqda in ismoogaysiinayo Guul Daradii siyaasadeed ee kula kulmay Hogaaminta Galmudug.

Sawirada la helay oo ahaa kuwa uu Raali ka ahaa Qaadistooda C/kariin Glleed ayaa Muujinayey in uu jiray Qof uu u qabay Jaceyl Xoog Badan oo ay Muddo kala Irdhoobeen arintaas oo Culus weyn iyo Cadaasba ku heysay intii Joogay Soomaaliya Taasi oo Sababtay in uu ku Guul Daraysto Xilkii Madaxweynenimo ee Maamulka Galmudug.

Jaceyl ku waa Dareen Dabiici ah oo ku beerma Qofka laakiin Muqaalka Madaxweyne Guulleed ayaa ka Turjumaya inay jirta Xanuun badan ku heysay Maskaxdiisa intii joogay Cadaado Taasi oo Sababtay in uu Maqani jooga ka Noqdo Howlaha Siyaadeed Maamulka Galmudugoo aaqirkii uu ku fshilmay.

Waa Goob loo dalxiisatago oo ku taala Dal shisheeye dadkuna waa Daawanayaan Sida ay Wax u Dhacayaan Marwadu waa ay Dhoola Cadaynaysaa waana ka muuqataa in Muuqaal maalin un uu Turjumaan Ma ri doono.

Cawil Maxamed Ciise

indhacade44@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here