Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Caawa Lacago Ku Hurgufaysa Baarlamaanka Galmudug+

0
314

Cabsi ka jirta Cadaado Xildhibaanada Galmudug oo Caawa Qaadayana Lacag ku Badaneyn soo Gasha Mudo Sano ah oo uu Dhisan yahay Maamulka Galmudug.

Xildhibaanada ayaa kula Jabay 3-Garab ayaga oo la kala Safan Musharaxiinta ugu Cad-cad Tartan Madaxweynaha Maamulkaasi oo Doorashadiisu ay ka Qabsoomayso Bari Arbaca.

Warar ayaa Sheegay in uu jirto Taageero Lacageed oo ay Bixinayso Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Doorashada Madaxweynaha Galmudug uu ugu Guulaysto Shaqsi ay Maamuli Karto Dowlada Dhexe.

Ilo Xog ogaal ah ayaa Sheegay in Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Juxe uu Galmudug Xildhibaanada qaarkood uu Balan qaaday Lacag ay ku iibsadaan Codkooga oo Doorashada ka dib ka bixin Doono Akoonkiisa gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here