War Deg Deg:-Dagaal Hada Ka Bilowday Gobolka Shabeelaha Hoose+ meydad lagu +++

0
306

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Xarakada Al-shabaab in uu haatan ka socdo deegaanka NO:50 ee Gobolkaas.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu bilowday kadib markii dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ay weerar qorshaysan ay ku qaadeen Xerada Lagu Magacaabo (Alayaasir) Oo Ciidamada Midowga Afrikka AMISOM Iyo Ciidamada Dowlada  Federaalka Soomaliya ay dagan yihiin.

Lama ogo qasaaraha rasmi ah ee dagaalka ka dhashay, xiriiro aynu la sameenay maamulka deegaanka No50 imooma suurta galin in aan qadka taleefanka ku helno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here