War Deg Deg Ah:-R/wasare Kuxigeenka Germalka Oo Muqdisho Soo Gaaray

0
90

Ra’isulwasaare kuxigeenka  ahna wasiirka arrimaha dibada wadanka Germalka ayaa waxa uu iminka soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana la filaaya in uu kulan la qaato madaxda dalka.

socdaalkaan uu Ra’isulwasaare kuxigeenka  ahna wasiirka arrimaha dibada wadanka Germalka uu ksuoo gaaray magaalada Muqdisho  oo ahaa mid aan hori loo sii shaacin ayaa warbaahinta waxa ay mar dhaw ka war heshay arrintaasi.

wararka Booqasho.com  ee magaalada Muqdisho ay ka helayso gegida diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxa ay ku waramaayaan in socdaalkaan uu Ra’isulwasaare kuxigeenka Germalka uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doono masuuliyiinta dalka ugu sareyso.

waxii warkaan kasoo kordho halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here