Shil Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe

0
123

wararka Idaacadda Simba ay ka heleyso magaalada Garoowe ayaa waxa ay ku waramaayaan in shil gaari oo qasaaro geestay oo ka dhacay magaaladaasi.

sida wararka aan ku heleyno ilaa 5 ruux ayaa shilkaasi ku geeriyootay halka 6 kalana ay ku dhaawacmeyn shilkaasi oo ka dhashay kadib markii gaari Booyad ah uu ku dhacay gaari nuuca raaxada ah oo ay dadka dhintay badi ay saarnaayeen.

shilkaani oo ka dhacay duleedka magaalada Garoowe ayaa waxaa loo sababeynayaa in xawaaraha gaariga Booyada uu ahaa mid saa’id ah sidaasina uu shilku ku dhacay.

dadka shilkaasi ku dhaawacmay ayaa durbadiiba loola cararay isbitaalka magaalada Garoowe halkaasi oo lagu dabiibayao

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here