Raxan Waraabayaal Ah Oo Dad Iyo Duunyo Ku Laayey Duleedka Balcad

0
937

Wararka Ka imaanayo  Dagmada Balcad ee  Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegaya  in Tuulooyin Hoos yimaada Dagmadaasi uu Waraabe ku Dilay in ka Badan 4-ruux iyo Xoola fara badan oo Arri u badan.

Raxan Waraabayaal ah oo Wada Socoto ayaa  Xoolo fara badan iyo 4-ruux oo reer miyi ah ku dilay duleedka Dagmada Balcad kuwaasi  oo Xili Habeen ah ay ugu dhaceen guryo ay dadkaasi daganaayeen.

Ruux  kamid ah Deegaanka ay Dhacdadaas ay ka Dhacday ayaa Idaacadda Simba u Sheegay in Dhibaato Xoogan ay ku haayaan  Dadka Xoola Dhaqatada ah ee halkaasi ku nool waxa uun Sheegay in ilaa 4-Ruux ay Cuneen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here