Q.M oo Cunaqabatayn Saartay Beesha Dhul-bahante iyo Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Si Adag ugu Hanjabay

0
121

Mdaxweyne Ku Xigeen Puntland eng C/kiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa ku eedeeyey Qaramada Midoobay inay Cunaqabatay Saartay Beesha Dhul-bahante ee Dagmada Gobalada Sool iyo Togdheer qaybo ka mid ah.

Eng-Cameey ayaa Sheegay Hay’adaha Qaramada Midoobay ay Cunaqabatay Saaareen Deegaanada Beesha Dhul-bahante oo uu xusay in loo diidan yahay Jirtaan kooda iyo Nooshooda waxa uuna ku Hanjabay in uu qaadi Doono Tilaabo Muuqatay oo la Xiriirta Arintaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here