Howlgalkii ugu Cuslaa oo Saaka Lagu qaaday Guryaha y Dagan Yihiin Wasiiro iyo Xildhibaan Jubaland

0
121
Ciidamada Maamulka Jubaland iyo kuwa Kenya ayaa Saaka Magaalada kismaayo ka bilaabayo Howlgal xoogan oo Dhowr u jeedo leh kaasi oo lagu baadi goobayo Xubno ka tirsan Al-shabaab oo abaabula Weeraro ka dhan ah Bulshada ku nool Magaaladaasi.
Ciidamada ayaa Sidoo kale waxay Baaritaan ku Samaynayaa Guriyaha Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubaladn oo ka soo horjeed Siyaasada Qabiilka ku dhisan sida la Sheegay ee Hogaamiyaha Maamulkaasi Axmed Madoobe oo lagu eedeeyey in Guraasi ku hayo Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Qabiilada Daga Gobalada Jubooyinka iyo Gedo.
Ciidamada Jubaland oo ay galay Dhowr guri oo ay dagn yihiin Mas’uuliyiinka Ka trisan Baarlamaanka Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here