Hooyo Mar Qura Ku Dhashay Afar Caruur Ah

0
141

hooyadaan afarta caruurta ah dhashay  ayaa waxa ay ku dhashay isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho.

Sida Idaacadda Simba ee magaalada Muqdisho ay wararka ku heleyso caruurtaan afarta ah ayaa dhamaantooda ah kuwa bad qaba.

in hooyo dhasho afar caruur ah mar qura  ayaa ah arrin dhif iyo naadir ah oo badanaa ma dhacdo.

waxaan dhawaan kuusoo gudbin doonaa warar intaan ka faah faahsan oo ku sabsan hooyada afarta caruurta ah dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here