Gaas:-“Galmudug Haka Shaqeyso Nabada Magaalada Gaalkacyo

0
158

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku baaqay in si nabad ah loogu noolaado Magaaladaas oo mudooyinkii ugu dambeeyay colaad laga soo sheegayay.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay Maamulka la dariska ah ee Galmudug State in uu ixtiraamo heshiiska ay kala saxiixdeen sanadkii hore, islamarkaana aan laga shaqeynin sidii mar kale dagaal ugu dhici lahaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.

Mudooyinkii ugu dmbeeyay waxa ay colaad ay ka jirtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay wadaagan Maamulka Puntland,iyo Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here