Dhageysiga Khudbadaha Musharxiinta U Taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug Oo Bilaawday

0
118

waxaa goor dhaweyd magaalada Cadaado oo ah xarunta ku meel gaar ah ee maamulka Galmudug ka bilaawday dhageesiga khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulkaasi.

dhageesiga khudbadahaani ayaa waxaa la is weydiinaayey in ay qabsoomi doonto xiliga gudiga doorashada madaxweynaha Galmudug ay u qorsheeyeen iyo in kale.

waxaana la filaayaa in ay khudbadahooda ay soo jeediyaan musharixiinta u taagan qabashada xilkaasi oo la sheegay in tirro ahaan gaarayaan ilaa 3 musharax.

waxii warkaan kasoo kordho halkaan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here