Deg Deg:-Dil Naxdin Leh Oo Wada-Jir Ka Dhacay

0
252

Sida wararka ay ku heleyso Booqashonews.com ee magaalada Muqdisho kooxo hubeesan ayaa waxa ay askari kamid ah ciidamada Minishiibiyada ku dileen agagaarka isgoyska Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

kooxahaan hubeesnaa ee dilka geestay ayaa risaas ooda kaga qaaday marxuumka dhintay, dil dabadeedna waxaa u suurta gashay in ay iskaga baxsadaan goobta uu dilka ka dhacay.

waxaane Booqashonews.com u xaqiijiyey dilkaasi goobjooge ku sugnaa halka ay wax ka dhaceen.

ciidamada amaanka oo goobta soo gaarayna waxa ay bilaabeen howl gal ay ku baadi goobayaan kooxaha dilka geestay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here