DEG DEG:’ Al-shabaab oo Gubay Tuulooyin ay daganaayen dad shacab ah +qasaaraha ka dhashtey

0
185

Gudoomiyaha deegaan ka No 50 Gobalka Sahbeellaha Hoose Cabdulaahi Cali Axmed (Waafoow) oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Al-shabaab ay gugeen  Guryo iyo Baraago ay leeyihiin dad Rayid ah oo ku Yaala Tuulooyin hoos taga deegaan kaasi

Gudoomiye Waafoow ayaa Xusay in Xaalada ka Jirta Deegaankaasi ay Tahay mid ka sii daraysan ka dib markii Dadka No-50 dhibaatooyin Joogto ah ay kala Kulmeen Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo ku sugan qeybo ka mid Gobalka Shabeellaha Hoose.

Sidoo kale Gudoomiye Waafoow ayaa Dowlada Soomaaliya Iyo AMISOM waxa uu ugu baaqay in Jawaab deg deg ah ay ka bixiyaan dhibtaada Al-shabaab ay ku hayaan Dadka deegaanka No-50 oo Gobalka Shabeelaha hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here