Akhriso :Xiisadii Ugu Cusleyd oo Taagan iyo Sarkaal is Dhibaay oo Xog Culus siiyey Maraykanka iyo Kenya

0
148

Wararka Ka imaanaya Deeagaanada Jubaland ayaa ku Soo Waramaya in Khilaaf Culus uu Soo kala Dhexgalay Xubnaha ugu Saree Al-shabaab ee Sugay Gobalka Gedo kaasi oo Sababay inay Firxadaad Saraakiil Xilal Muhiim u hayay Al-shabaab.

Ciidamada Mamulka Jubaland ayaa Ganacta ku Dhigay Sarkaalkii Al-shabaab u Qaabilsanaa Daaweyna Xubnaha uga Dhaawac Dagaalada ay kula Jiraan Maamulka Jubaland iyo Ciidamada Dowlada kaasi is dhiibay ka dib Khilaaf Soo kala Dhex galay Horjoogayaasha sare ee Al-shabaab C/karii Shekh Xasan oo ahaa Madaxdii daaweynta iyo Daryeelka iyo maleeshiyaad ka Al-shaab oo isku Dhiibay Ciidmada Jubaland ayaa Xaqiijiyey khilaafkii ugu Xooganaa uu ka dhex taagan yahay Al-shabaab isla Markaan qaarka mid Saraakiishii asaga la Shaqaynayey Firxad ugu Maqan yihiin Deegaano kale Gobalka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here