Xaalada Buuhoodle Shuba Biyoodka Oo Sii Kordhaya

0
36

Waxa Sii kordhaya Xaalada Shuba Biyoodka Ka Dilaacay  todobadadani magaalada Buuhodle ,waxana la Dhigay  Magaalada Buuhoodle Dad Badan Oo shuban Biyoodka uU Soo Ritey.

Sida Goobaha Cafimaadka Sheegayana Xanuunkani Sii kordhaya Ayaa U Muuqanaya mid Kasii daraya Dadka Uu Soo ridanayaan,waxana  la Sheegay Inuu ka Dilaacay Biyaha Wasakhda Xiligani Abaarta Jirto.

 

HALKAAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here