Wariye cabdulaahi muuse oo mudo 2bil ku xiran CIDa asagoona wax maxkamad ah la soo tagain

0
86

Wariye cabdulaahi muuse kal kacal ayaa wali ku xiran xarunta CIDa isagoona la soo tagin wax maxkamad ah cabdulaahi ayaa lashegey in uu u xiranyahey kiis la shegey in ay ku soo dacweysey shirkada hormuud

Waxa la shegaa in CIDA xag u leydahey in ay sii heyso mudo 24 saac lakin cabdulaahi muuse waxa uu xiran yahey mudo laba bilood ku dhow wax maxkamad ahna lama soo taagin

Waxa la shegaa in ay ka jirto xarumaha dowlada musuq maasug iyo wax isdawa marin qeebaha dambi barista

Cabdulaahi ayaa u soo shaqeyey idaacada kala ah hon afric radio kulmiye wasaarada warfaahinta

Walina ma jirto cid kahadashey xaragiisa waayo waxa dacwada u heysto waxa lashegey in ay tahay shirkada hormuud

Cadulaahi muuse ayaa ku dhiban xarunta CIDA asagoona wax maxkamad ah aana la soo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here