War Deg Deg:- Xildhibaan Hore oo Goordhaweyd Geeriyooday

0
35

Ex Xildhibaan Cali Cumar Nuur oo ka Tirsanaa Baarlamaankii Sagaalaad(9)  ee Dowladda Federaalka Soomaliya ee dhawaan uu waqtigiisa dhamaaaday ayaa goordhaweyd ku geeriyooday gudaha Garoonka Aadan Cadde ee magaalada muqdisho sida uu Xaqiijiyey Maareeyaha Garoonka aada Cadde Ashkir Jaamac.

Xildhibaanka ayaa la xaqiijiyay in uu  istaagay wadnaha waxaana la rabay saakay in wadanka dibadiisa loo qaado si loola Tacaalo Xaaladiisa Caafimaad, waana Sababta keentay in garoonka muqdisho ee Aadan Cadde uu ku geeriyoodo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here