War Deg Deg:-Weerar Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho+warar sheegaya…………

0
35

Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ku sugan gudaha Degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir Kooxo Hubeysan oo gaari watay ayaa goordhaweyd weerar waxa ay ku qaadeen Gaari ay la socdeen Shaqaalo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya oo marayay Meel u dhaw Saldhigga Degmadaas.

Kooxda hubeysan ayaa la xaqiijiyay in rasaas ay ku fureen gaariga ay la socdeen shaqaalaha ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya ee marayay meel ku dhow Saldhiga Degmada Warta-nabada.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga qasaaraha ka dhashay weerarka lagu qaaday Gaariga ay la socdeen Shaqaalaha ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here