War Deg Deg:-Wasiirkii Gaashaandhiga iyo Taliyihii Ciidamada oo Iscasilay+sababta ka dambesey

0
436

Taliyaha Ciidamada dalka Afghanistan iyo Wasiirka difaaca dalkaasi ayaa xilka iska casilay kadib markii Taalipaanka dalkaasi ay weerar ku qaadeen xarun ciidan oo dhacda magaalada Kapul oo in ka badan 100 askar ay ku dhinteen.

Weerarka ayaa ahaa midkii ugu weynaa ee Taalibaan ku qaadaan xarun military waxaana taalibaanka ay ku soo labisteen Uniform-ka ciidmada iyaga oo gudaha u galay xarunta waxaana ay geesteen qaraxyo ismiidaamin ah iyo toogashooyin toos ah.

Kooxda Taalibaan ayaa tan iyo bilowgii sanadkan waxa ay weeraro xoogan la beegsaneysay xarumaha ciidamada dowlada iyaga oo xusay in ay sii wadi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here