War Deg Deg:- Taliyaha Cusub ee CXD Soomaliyeed oo Qarax Lala Eeegtay

0
52

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga dalka Somaliyeed jeneraal Cirfiid ayaa Goordhaweyd ka badbaaday qaraxala rabay in lagu qaarijiyo oo ka dhacay agagaar wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya ee Degmada Deyniile.

Qaraxa ka dhacay agagaar wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya ee Degmada Deyniile. ayaa la xaqiijiyay in taliyaha uu ka badbaaday, islamarkaana ay wax ku noqday dad  shacab ahaa oo saarnaa gaari oo marayay wadada.

La soco wixii kusoo kordha warkaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here