War Deg Deg:-Qarax Kii Ugu Naxdinta Badnaa oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
44

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax ismiidaamin uu goordhaweyd ka dhacay Warshadii Hore ee Nacnaca ee ku taala Gudaha Degmadaas.

Qaraxa ayaa la sheegay In uu fuliyay nin xirnaan Dharka tuutaha Ciidamada Malataiga Dowladda Soomaliya,islamarkaana uu gudaha u galay xarunta Warshadii Hore ee Nacnaca ee ku taala Gudaha Degmadaas oo haatan ay  saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada Malariga.

Askar ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaliya ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen,kuna dhaawacmeen isqarxinta.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here