War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
55

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari in  abaarihii 11:44 daqiiqo in uu ka dhacay agagaarka wasaaradda Amniga oo ku taala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay I uu ahaa mid aad u xoogan islamarkaana saameeyay goobaha ka ak dhow  wasaaradda Amniga oo ku taala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa la xaqiijiyya in  tiro dad ah ay ku dhaawacmeen qaraxa.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here