War Deg Deg:-Hoobiyayaal Ku Dhacay Degmada Howlwadaag +qasaaro ardey ka soo gaartey

0
69

Tiro Hoobiyayaal ah ayaa goordhaweyd waxa ay ku dhaceen xaafado ka tirsan degmada Howlwadaag ee gobolka banaadir, kuwaasoo la sheegayo inuu geysteen khasaare kala duwan oo u badan dhaawac.

Ilaa 3-hoobiye ayaa ku dhacay Gudaha Degmada howlwadaag ee gobolka Banaadir, waxayna qaarkood ay ku dhaceen iskuulka Xasan Qariidi, iyo Xaafada Shanta-Geed ee degmada H/wadaag.

Ilaa 5-ruux ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen islamarkaana lagu dabiiyo goobaha caafimaadka ee ku yaala gudaha Degmada H/wadaag ee gobolka banaadir, sida uu inoo xaqiijiyay mid kamid ah dadka deegaanka Degmadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here