War Deg Deg:-Dab Xoogan oo Goordhaweyd Suq Ugu Weyn Muqdisho

0
36

arar haatan naga soo gaaraya Degmada yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in dab xoogan oo goordhaweyd ka kacay  Suuq Bacaad.

 Dabka ayaa la sheegay in uu yahay mid xoogan, islamarkaana uu ka kacay qeybta caanaha ee Gudaha suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.

Waxaa goobta dabka uu ka kacay gaaray Gaadiidka dab damiska ee Dowladda Hoose,  iyo Dab damiska Hormuud

waxaa haatan socda dadaalo la doonayo in lagu damiyo dabka, si uusan ugu faafin qeybo kale oo suuqa ku yaala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here