War Deg Deg ah:-Weerar Tooreey loo Adeegsaday oo Yahuud Badan Lagu laayey=========

0
28

Qof toorey ku hubeysnaa ayaa qof Yahuudi ah dilay qof kalena waa uu dhaawacay kadib weerar  ka dhacay magaalo ku taala dhulka ay Yahuudu haysato ee Daanta Galbeed.

Weerarkaan oo ka dhacay tuulo la yiraahdo Ofra ayaa waxaa uu ka dhex dhacay gaari nooca rakaabka qaada ah.

Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in qofka tooradayda watay oo Falastiini ahaa marki dambe uu baxsaday.

Qiyaastii 41 ruux oo Yahuud ah ayaa weeraro loo tooreeyo loo adeegsaday oo dhulka Falastiin ka dhacay lagu dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here