War Deg Deg Ah:-Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho

0
173

wararka nagasoo gaarayo Deegaanka Weydoow ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in qarax miino nuuca dhulka lagu aaso ay ku qaraxday deegaankaasi.

wararka ayaa waxa ay intaasi u daraayaan in qaraxaasi uu ku dhaawacmay 1 wiil oo ka ag dhawaa goobta qaraxa uu ka dhacay.

ilaa hada lama hubo cida qaraxaasi halkaasi ku aastay, waxaase horaan qaraxyada nuucaani ah dhulka ku aasi jirtay Xarakada Al-Shabaab.

wararka qaraxaani kusoo kordho halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here