WAR DEG DEG AH:-Muqtaar Roobow Oo Goordhaw Lagu Arkay Masjid Ku Yaala Magaalada…..+Dowladda oo…

0
29
booqasho news

Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Diinsoor ayaa sheegaya in muqtaar roobow mansuur goordhaw lagu arkay masjid ku yaala magaalada Buur hakaba ee gobolka Baay.

Muqtaar roobow oo ay wehliyeen sarakiil kale oo ka tirsan ururka shabaab ayaa halkaasi mudo ku sugnaa goob fagaare ah waxuuna khudbad ay la yaabeen shacabka u ka jeediyay fagaaraha degaankaasi.

Khudabada roobow ayuu kaga hadlay arimo badan oo la xariira wararka sheegaya inuu isa soo dhiibayo taas oo noqotay ilaa maanta mid ay hadal hayaan shacabka degankasi

booqasho news

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here