TOPNEWS:-Wasiiro Shaqda Laga Ceryiyay, kuwa La Magacaabay+Madaxweynaha Maamulka oo……………..

0
35

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.39 ee April 02 2017 kuna saabsan magcaabis Wasiiru Dawlayaal iyo Wasiiro Kuxigeeno.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.
Markuu tixgeliyey. Aqoontooda iyo khibradooda shaqo
Markuu latashaday: Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa Cabdiweli Seed Cilmi loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

2. Waxaa Cabdifataax Ashkir Nuur loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Warfaafinta Hiddaha iyo Dhaqanka.

3. Waxaa Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil ( Sheekh Aduun) loo magcaabay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Hiddaha iyo Dhaqanka.

4. Waxaa Nuur Axmed Yuusuf loo magcaabay Wasiir kuxigeenka wasaarada Xanaanada Xoolaha.

5. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

–DHAMMAAD—

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here