TOP NEWS+SAWIRO:-Maxaad Ogeeyn oo Cali Guudlaawe Ka Sameeynayaa Baladweyne+Hisrahabeelle oo Siyaasad Cusub…

0
20

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle  Ali Guudlawe Hussein ayaa maanta booqday hospitalka BaladweyneHalkaasi oo lagu dabiibaayo dad ay soo riteen Cudaro ka Dhashay Abaarta ka jirta qeybo ka mid ah Gobolada dalkeeyna Soomaaliya

Ali Guudlawe Hussein Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle   ayaa sheegay in ay Daawo yari ka jirto isbitaalka  islamarkaana waxaa uu Madaxweynahe Ku Xigeenku u Balanqaaday Dadka reer hiiraan ay joogto u heli doonaan Daawooyinka.

Waa Socdaalkii ugu horeeyay ee uu Madaxweyne ku Xigeenku ku Tago Magaalada Baladweyne tan iyo markii loo doortay Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here