Shaxda Rasmiga Ah Ee Ateltico Madrid Vs Leicester City,

0
40

Kooxda layaabkii horyaalka Premier Leaque-ga ee xili ciyaareedkii hore u soo wareejisay Champions Leaque-ga ee Leicester City ayaa Vincente Calderon marti ugu ah kooxda Atletico  Madrid. Leicester City oo aan markii horeba la filayn in ay halkan soo gaadhayso ayaa wareegii 16 ka kooxood ee Champions Leaque-ga kaga soo yaabsatay isla kooxda ree Spain ee Sevilla, balse markan Diego Simeone iyo jabhadiisa Rojiblancso ayaa ka taxadari doona halis Foxes.

Leicester City ayaa markale fursad u heli doonta in ay kulanka lugta labaad ku ciyaari doonto garoonkeeda King Power Stadium balse waxay marka hore u baahan tahay in ay la soo laabto natiijo ay kulankan baaqi ugu sii ahan karto sidii Sevilla oo kale.

 

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

 

ATLETICO MADRID Oblak; Filipe Luis, Godin, Savic, Juanfran; Carrasco, Koke, Gabi, Saúl; Griezmann, Torres.

 

LEICESTER CITY: Schmeichel, Simpson, Benalouane, Huth, Fuchs, Drinkwater, Ndidi, Mahrez, Albrighton, Okazaki, Vardy.

 

KAYDKA: Zieler, Chilwell, King, Amartey, Slimani, Gray, Ulloa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here