shacabka baydhabo oo digniin la siiyey +sababta

0
44

Mahad C/raxmaan Aadan Taliyaha ciidamada Booliska Koonfur Galbeed oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa shacabka kunool degaanada maamulka Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay ka feejignaadaan Weeraro Qaraxyo ah oo ay geystaan Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa Shacabka ugu baaqay in ay muujiyaan Feejignaan dheeri ah.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay muhiim tahay Shacabka kunool Magaalada Baydhabo in aysan fadhiisan goobaha dad weynaha.

Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgallo ka waday Magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here