Roobka Guga oo ka Da’ay Degaano ka tirsan Mudug

0
247

Roobabka Guga ayaa ka Da’ay Degaano hoostaga Gobolka Mudug, halkaasi oo ay ka jirto Abaar daran oo saameysay dadka iyo duunyada.

Degaanada uu Roobka sida ba’an uga Da’ay ayaa waxaa ka mid ah Degaanada Doonyaale, Xarar-madow, Sharmaarke-xasan iyo Degaano kale.

Warbixinta warkan waxaa Magaalada Gaalkacyo inooga soo diray Wakiil Wareedka Radio Risaala ee Magaaladaasi Maxamed Muxudiin Saxansaxo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here