Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya oo Saaray Amar Culus

0
48

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amarkii ugu horeeyay ee ku socda Hey’addaha dowladda Soomaliya, gaar ahaan Wasaaraddaha Xukuumaddiisa Soomaliya.

Amarkan ayaa faraya in Hey’addaha dowladda inay qoraaladooda rasmiga ah lagu qoro luqada Af-Soomaaliga ah, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu si rasmi ah qalinka ugu duugay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here