Raashin loo qeybinayay Dad Barakacayaal ah oo lagu Boobay Magaalada

0
66

Raashin loogu talo galay in loo qeybiyo Dadka Barakacayaasha ah ee ka soo Cararay Abaarta ka jirta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta lagu Boobay Xarunta Gobolka Ee Magaalada Baledweyne.
Raashinka ayaa waxaa Boobay Dad baahan sida aan ka soo xiganay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.
Qof Dumar ah ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay rideen Ciidamada Amniga oo doonayay in ay kala Ceyriyaan Dadka Raashinka Boobayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here