qarax ka dhacay goob tariin oo ku taalla magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka,

0
52

Ugu yaraan 9 qof ayaa lagu dilay, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen ugu yaraan hal qarax ka dhacay xarun tareenada laga raaco oo ku taalla magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas.

ilaa iyo hada lama ogo  cida ka dambeyso qaraxaasi balse dowladaha reer galbeed ayaa shego markii ay qarax dhaco in ay ka dambeyaan kooxda daacish

 

HALKAAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here