Meydadka Dad ka badan Boqol qof oo Goordhow laga helay magaaladii ay Itoobiya ka baxday ee…

0
27

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi laga helay xabaal wadareed.

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur ayaa sheegay in gudaha Magaalada lagu arkay maydadka dad badan oo Itoobiyanku dileen.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in boqolaal ay gaarayaan meydadka laga helay Magaalada Ceelbuur kuwaas oo si xun loo dilay kadibna meydadkooda isku meel la geeyay.

Kooxda AlShabaab ayaa la wareegay magaaladda Ceel-buur saacado kooban kadib markii ay Itoobiya isaga baxeen halkaas sedex sano kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here