Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo si dag dag ah loogu yeerey magaalada

0
38

Maamulada dowlad goboleedyada ayaa la filayaa in ay magaalada Muqdisho ay soo gaaraan saacadaha soo socda kadib markii Dowladda Federaalka ah ay ka dhawaajisay in ay yeelan doonaan kulan muhiim ah oo looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya.

Kulanka ay wada yeelanayaan dhinacyadaasi oo lagu tilmaamay mid wadatashi ah ayaa waxaa si gaar ah looha hadlo doonaa arrimaha shirka London iyo sidii dowladda Federaalka u hoggaamin laheyd shirkaas.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain ayaa lagu wadaa inay shir guddoomiyaan shirka London ee dhici doona bisha soo socota ee May.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here