Maamulka Soomaaliland ayaa Walwal Xoogan ka qaba Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka

0
229

Soomaaliyeed oo Muddo 26- Sano ka Dib ah ay Dowladda Ingiriiska ay Dowladda Madaxweyne Farmaajo ay ka Gacan siinayso Tababarka dhowr iyo kun oo Askari oo Noqonaya Ducadii koowaad ee dhismada Militari heer Qaran ah.

Madaxtooyada Hargeysa ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Walwal Xoogan ka Qabtay Awood Ciidan aoo soomaaliya ay yeelato kuwaasi oo Xasilooni ku soo dabaali karo soomaaliya Taasi oo meesha ka Saari karta Hamiga Soomaaliland ee ah in ka Go’do Gobalada ka ee Soomaaliya.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Dowladda Imaaraadka iyo Itoobiya ka Dalbaday in aan la Taageerin Qorshada Dhismada Cidamada Dowladda Dhexe ee Hogaamiye Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo si aan loo hilin ciidamada Qaran soo Afjara Amni Darada Gobalada Koofurta Dalka Soomaliya.

 

Cawil Maxamed Ciise

indhacade44@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here