Maamulka Jubaland ayaa Xukuno iskugu Jira Dil Toogasho ku Riday in ka Badan 20-Oday

0
244
Maamulka Jubaland ayaa Xukuno iskugu Jira Dil Toogasho ah iyo Xabsiga ku Ridaya in ka Badan 20-Oday ka Tirsan Odayaasha Dhakanka Beesha Mareexaan ee Gobalka Gedo dagta kuwaas oo loo cuskaday in Tageen Tuulooyin ay Maamulaan Kooxda Al-shabaab.
Madaxweynaha Axmed Maxamed islaam Jubaland ayaa Wasiiru Dowlahada Waasaarada Amniga Jubalanad Maxamed Cabdi Kaliil oo Horey Gudoomiye uga soo Noqday Gobalka Gedo wax uu ku Amaray in Dil iyo Xabsi daa’in lagu Rido Odaaysha Beesha Mareexaan ee ku nool deegaanada ay Maamulaan Al-shabaab. Sidoo kale Warar kaa ayaa Sheegay in Qorshaha Axmed Madoobe ee Beesha Mareexaan ay sidoo kale ku jirto la soo Xiro qaarka mid ah Madaxda Maamulka Dagmada Baardheere oo uu ka mid yahay Madaxa Arimaha Bushada dagmadaasi.
Maamulka Soomaaliland ayaa Walwal Xoogan ka qaba Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Muddo 26- Sano ka Dib ah ay Dowladda Ingiriiska ay Dowladda Madaxweyne Farmaajo ay ka Gacan siinayso Tababarka dhowr iyo kun oo Askari oo Noqonaya Ducadii koowaad ee dhismada Militari heer Qaran ah.
Madaxtooyada Hargeysa ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Walwal Xoogan ka Qabtay Awood Ciidan aoo soomaaliya ay yeelato kuwaasi oo Xasilooni ku soo dabaali karo soomaaliya Taasi oo meesha ka Saari karta Hamiga Soomaaliland ee ah in ka Go’do Gobalada ka ee Soomaaliya.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa Dowladda Imaaraadka iyo Itoobiya ka Dalbaday in aan la Taageerin Qorshada Dhismada Cidamada Dowladda Dhexe ee Hogaamiye Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo si aan loo hilin ciidamada Qaran soo Afjara Amni Darada Gobalada Koofurta Dalka Soomaliya.

Cawil Maxamed Ciise

indhacade44@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here