Feysal Waraabe:-“Dowladda Muqdisho Ka Talisa Waxaan Ka Dooran Laheyn Imaaraadka Carabta”,

0
130

 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulkaas ayaa ka dhawaajiyey iney wanaagsanaan lahayd iney ku biiraan Dowladda imaaraadka Carabta.

Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya oo xarun u ah Dowladda soomaliya ay ka door bidayaan inay ku biiraan Dowladda imaaraadka Carabta.

“Waa todobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad ma Noqonaa ayaan isleenahay, Dowladda Muqdisho ka Talisa waxaan ka dooran laheyn Dowladda imaaraadka Carabta oo xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here