Dowladda Soomaaliya oo loo gacan galiyay Lacag gaareysa 50 Milyan (+waxa lagu qaban doono

0
24

Dowladda Soomaaliya ayaa loogu deeqay lacag gaareysa 50 Milyan si wax looga qabto amaaraha ka jira taas oo galaafatay nolosha dad aad ubadan.

Lacagtan ayaa waxaa ku deeqay midowga Yurub, waxaana kulan lacagtaas loogu deeqayay Soomaaliya ka qeyb galay madax katirsan DF Soomaaliya.

Sidoo kale lacagtaas ayaa waxaa qeyb ka noqon doona lacagaha lagu taageerayo dadka lagu soo celinayo Soomaaliya ee qaxootiga ku ah dalal ay kamid yihiin Kenya iyo Yemen.

 

HALKAAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here