Dowlada Itoobiya oo Gaas ka dhaadhicsay Qorshe Xasaasi oo ka dhan ah Dowlada Madaxweyne Farmaajo

0
96

Dowlada Itoobiya ayaa Madaweynaha Maamulka Puntland ku Amartay in uu ka soo horjeesto Qorshaha Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka,

Barnaamijka Qorshaha Qaranka gaar ahaan arimaha Didayna Canshuuraha Garoomahada iyo Dekedaha Dalka uu leeyahay. ka dib kulan c/WALI Maxamed Cali Gas uu Magaalada Addis-abba kula Qaatay Madax ka tirsan Dowlada Itoobiya oo uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Mss.Hirut Zemene ayaa waxaa looga hadlay Siyasada Madaxweyne Farmaajo iyo Isbadalka Dhanka Ciidamada iyo Dhaqaalaha ee uu ku dhaaqay Madaxweynaha Soomaaliya oo Dowlada Itoobiya ay ka dhex-weyday Danaha Gaarka ah ee ay kaleedahay Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas ayaa lagu Amaray in uu ka soo horjeesto Hanaan Midaynatay Canshuuraya Garoomada iyo Dekadaha Soomaaliya iyo in Diido Qorshaha Dhisamada Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Hadii aan Beeshiisa laga Siin Boqolkiiba Konton (50%) si Dowlada Farmaajo ay u Wajado Khilaaf Soo kala Dhexgala Maamul Goabaleeyada iyo inay Sii jirto Awooda Al-shabaab. Dowlada Itoobiya ayaa Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ka Dhaadhicsay Hirgalinta Barnaamijka Costume-ka Tuur-dibi mid Xadgudub ku ah Xaduudaha iyo Madax Banaanida Wadanka Soomaaliya kaasi oo Dowlada ay sheegtay in uu yahay mid ahmiyad gaar ah u leh Ganacsiga Dalkeeda iyo Socadka Dhaq-dhaaaqa Siyaasadeed iyo midka Ganacsi ee Soomaaliya

 

WARIYE “cawil maxamed ciise indhacadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here