Dowlada :Buuhoodle waxan gaar siineynaa raashin

0
41

Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa Sheegtay Inay ka War hayso xaaladda Gobolada Sida Ay u kala Daran yahiin Iyadoona Sheegtay Inay Siii xoojinayso Gar gaarka Ay gaadhsinayso dadka Abaarahu sameeyeen Ee ugu daran.

Dowlada Ayaa Sheegtay Inay Gobolada Dalka Ugu daran uu ka Mid yahay Magaalada Buuhoodle Isla Markaasina Ay  U Dirayso gar Gara Si gaar Ugu talo gashay Magaalada buuhoodle Ee Gobolka Cayn Oo la Xaqiijiyey Inay Ugu yaraan 30 Qof u dhinteen  Shuban Biyood.

Dhanka Kale waxa Maamulka Soomaliland Gaadhsiiyey Magaalada Gar gara Ugu talo Galeen Inay Magaaladda Buuhoodle Kala Qeyb qaataan  Abaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here