DHAGEYSO+NAXDIN: Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Si Arxan Daro ah loogu Toogtay Dalka Koonfur Afrika

0
44

Wararka Naga soo Gaaraya Dalka Koonfur Afrika Gaar ahaan magaalo Qiyaastii 50 Km u jirta Magaalada Johanesberg ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu Dilay 2 muwaadin oo Soomaaliyeed mid kalena lagu dhaawacay.

Muwaadiniinta la Dilay Ayaa Lagu Magacaabaa Cabdinuur Maxamed halka mid ka kale ee la dilay magaciisa lagu Soo gaabiyay Warsame  Muwaadinka kale Ee Soomaaliyeed ee la dhaawacayna waxaa lagu magacaabaa Maxamed Salad Waxaana goobtooda ganacsi ku soo weeraray burcad Koonfur Afrikaan ah.

Zakariye Xuseen Axmed oo Kamid ah Wariyaasha ee ku Nool Dalka Koonfur Afrika ayaa PUNTLAND POST Taleefonka ugu waramay ayaa inooga Warbixinaya Sida Dhacdadaasi ay u Dhacday.

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa Dhibaatooyin kala duwan u geeysta Dadka Soomaaliyeed ee ku Ganacsada Dalkaasi Koonfur Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here